October 7, 2025

Xisbiga UPD oo magaca laga bedelay iyo siyaasiyiin cusub oo kusoo biiray

Xoogaha Hoose ee la helayo ayaan sheegaya in Xisbiga UPD ayaa ugu dambeyn la isla qaatay in magaca laga bedelo, kaddib wadatashiyo maalmihii la soo dhaafay socday oo looga arrinsanayay dib u habeynta iyo ballaarinta xisbiga.

Arrimahan ayaa yimid maadaama saamilley cusub ay ku soo biireen xisbigan, kuwaasoo isugu jira madax maamul goboleed iyo gudoonka golaha shacabka.

Wararka ayaa intaasi kusii daraya in Magaca Xisbiga uu noqonaya Xisbiga Cadaaladda iyo Wadajirka, kaasoo ka kooban saddex Gole.

Dhanka kale  Waxa ay sheegayaan in la isla gartay in aan wax is bedel ku imaan calaamaddii Xisbiga UPD.

nala wadaag xogta aad heeyso oo saxan

Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag

email address Ma soo bandhigi doono marna haka cabsan hadii anan ogalaansho kaa helin Mhadsanid.


*