November 19, 2025

Xafiiska Xeer ilaalinta Qaranka oo gaartay dacwo ka dhan ah Maareeyaha Turkish Airline Muqdisho

Xaafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa sheegay inuu gacanta kuhayo dacwad ka dhan ah nin Turki ah oo lagu magacaabo Turhan kenmen kuna magacaaban Maareeyaha Xaafiiska Turkish Airline ee Soomaliya.

ninkaan ayaa ku eedeysan sida xeer ilaalintu sheegtay inuu muwaadin soomaliyeed oo lagu magacaabo Cabdifataax Axmed Xuseen si ulakac ah oga reebay diyaarada isagoo safar ah.

Sidoo kale xaafiiska ayaa sheegay inuu baaritaan wado marka lasoo gabagabeeyana laga qaadi Doono Turhan talaabo sharciga Waafaqsan.

ninkaan Turkiga ah ayaa maalmahan baraha bulshada qabsaday iyadoo rakaab badan oo soomali ah dacwo ka yihiin hab dhaqankiisa.

Si kastaba ha ahaatee Turkida Jooga Somaliya ayaa u dhaqma si ka baxsan sharciga  waxaana ay moodaan dadka somaliyed in ay yihiin kuwa adoon ah oo aan waxba garaneen

nala wadaag xogta aad heeyso oo saxan

Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag

email address Ma soo bandhigi doono marna haka cabsan hadii anan ogalaansho kaa helin Mhadsanid.


*