October 7, 2025

Weerar Gantaalo ah Caawa Lagu Qaaday Israaiil Iyo Dekado la duqeeyay

Caawa Weerarka Iran,ayaa u muuqda mid ballaaran oo lagu bartilmaameedsaday goob kasta oo Israa’iil ah, iyadoo Israa’iiliyiinta lagu khasbay inay goobo gabbaad ah galaan.

Weerarka Gantaalaha Iran ayaa jawaab u ah weerar caawa Israel ku qaaday magaalooyin ka tirsan Iran oo ay ku jirto caasimada Tehran.

Boqolaal gantaal oo ay riday iran ayaa haatan ku hoobanaya magaalooyinka Israel,  magaalada Xeeyfa iyo tamra magaalooyin kale  ayadoo laga arkayo qaraxyo waaweeyn ,

Sidoo kale waxa la sheegayaa in Gantaalada lagu duqeeyay Goobo muhiim ah sida dekada xeeyfa  sidoo kale Maqaaziino lagu keeysdi waxyaabo  kale oo qarxayo

Xaalada magaalada Tel Aviv iyo magaalooyin kale ayaa kacsan, waxaana dhawaaqaya seeriga digniinta ee dadka looga digayo iney soo socdaan gantaalo, ayna galaan meelaga gabaadka ah.

nala wadaag xogta aad heeyso oo saxan

Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag

email address Ma soo bandhigi doono marna haka cabsan hadii anan ogalaansho kaa helin Mhadsanid.


*