November 30, 2025

Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya oo wadahadallo la yeeshay dhiggiisa dalka Pakistan

Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Abdi Ali, ayaa maanta kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan, Senator Mohammad Ishaq Dar,  Ayaa Ka wada Hadlay Xaalada labada wadan inta uu socdey shirka 4aad ee Madasha Wasiirrada EU Indo-Pacific ee magaalada Brussels.

Sidoo kale Labada wasiir ayaa yeeshay kulan wadahadallo ku saabsan xiriirka laba geesoodka ah kobcaya ee ka dhexeeya labada dal ee walaalaha ah ee Soomaaliya iyo Pakistan, iyagoo iftiimiyay dadaallada lagu sii xoojinayo iskaashiga labada dhinac ee dhammaan qaybaha muhiimka ah.

 

 

nala wadaag xogta aad heeyso oo saxan

Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag

email address Ma soo bandhigi doono marna haka cabsan hadii anan ogalaansho kaa helin Mhadsanid.


*