

Asc Dhamaan Ummada Muslimiinta Gaar ahaan ummada Somaliyeed Waxa aan hambalyo Ciida u soo marinaynaa Dhalashada bisha Ciida fidri Waxa aan idin leenahay Hambalyo Hambalyo.
ilaahay ha naga dhigo kuwii laga aqbalay acmaasha soonka ilaahay ummada somaliyeed nabad ha siiyo ilaahay dalka iyo dadka ha badbaadiyo ilaahay dowlad caadil ah oo islaamka ku xakunta alah siiyo Dowlada Hadda Jirtana Xaqa alah tuso-
alshabaab iyo daacish alah ka qabto dalka somaliya hambalyo Hambalyo
Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag