October 7, 2025

Wada-hadaladii Kismaayo oo burburay iyo madaxweyne Xasan oo kasoo duulay Iyo Wafdigii kenya….

Wararka ayaa sheegaya In Wafdigii Madaxweyne Xasan Sheekh uu  goordhow ka soo ambabaxay Magaalada Kismaayo, iyadoo uu soo sagootiyay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.

Sidoo kale Wada hadalada ayaa noqday mid lagu kala tagay oo aan wax natiijo ah laga gaarin.

Hase ahaatee  Xogaha  labada dhinac  ayaa sheegaya inuu jiro   War murtiyeed uu dhinac walba soo saari doono , si looga ilaaliyo in wada hadaladu burbureen laguna muujiyo in wada hadalada sii soconayaan, inkastoo arrimahii badnaa   aan la isku fahmin .

Dhanka  kale wafdigii Kenya ka socday ayay u badan tahay inay gelinka hore ee saaka ka ambabaxaan Magaalada Kismaayo, Si kastaba ha ahaate Madaxda Somaliyeed ayaa ah kuwa aan isku tanaazulin balse mid kasta uu fiiriyo danahiisa marna ma fiiriiyaan danta dalka iyo dadka waa nasiib daro aad u weeyn,

 

nala wadaag xogta aad heeyso oo saxan

Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag

email address Ma soo bandhigi doono marna haka cabsan hadii anan ogalaansho kaa helin Mhadsanid.


*