October 7, 2025

Taliye Sanbaloshe Oo Yiri”Ha laga Qaado Xilalalka ay Ka hayaan NISA Beesha Agoonyar”

Tan iyo Markii loo magacaabay Talie Sanbalooshe Sida aan xogta ku helnay Xafiiska Hayada Nabad sugida qaranka somaliyeed waxaa hareeyay Masuq-maasuq baahsan Iyo In aan shaqo laga Siin Mid ka mid ah beelaha somaliyeed Waa abgaal Gaar ahaan Beesha Agoonyar.

Sida ay xogta Tilmaameeyso waxaa jiray Beesha agoonyar gaabane abgaal in ay xilal badan ka hayeen xafiiska Heyada NISA Hase ahaatee Xilalkoodii waa laga qaaday Markii uu xafiiska qabtay Taliyaha NISA CABDULAAHI SANBALOOSHE.

Sidoo kale Xilalkii laga qaaday waxaa lagu bedelay qaar ay isku beel yihiin iyo kuwa kale uu asiga ka qaato lacago hoose.

Dhanka kale waxaa la sheegayaa in Xilalka looga qaadayo in ay isku beel yihiin Ex Madaxweeynihii hore Sheekh shariif . Oo Mucaarad Ku ah Madaxweeyne Xasan Sheekh.

Waa Kuwee Dadka Xila Laga Qaaday Iyo Kuwa Lagu Bedelay?

 

Magacyada Xilalka laga Qaaday Iyo Kuwa lagu bedelay

1:Xilkaqaadis:Dhuxul cali jeele waxa uu jogay xarunta xisbiga laanta aminiga madaxtooyada qabiilka Abgal agoonyar

Waxaa laga dhigay BUUL

 

Waxaa lagu bedelay: CABDULAHI MAXAMED CABDIRAXMAAN (dhulbahante) Ninkaan ayaa ka shaqeyo Qeeybta Saadka Iyo Xabsiyada NISA Balse Waxaa shaqada looga dhigay laba laab Ogoow Booska Dhuxul Cali jeele Waa ku magacaaban yahay balse uma soo shaqa tagi karo (waa buul)

2;Ismaaciil boodboode waxa uu ahaa madaxa ciidanka waran ee hostaga Taliska NISA Qabiilka Abgal Agoonyar

 

Booskiisa waxaa lagu bedelay Nin lagu soo koobay Magaciisa moqokori una dhashay Beesha xawaadle

Sidoo kale Ismaaciil Boodboode Agoonyar Waxaa laga dhigay Istaaf

HOOS KA AKHRISO TALISYADA NISA IYO LAAMAHA IYO QABIILADA MADAXDA KA AH

F.G: 20 Agaasime iyo 105 laan, 5 kaaliye ee NISA agoon yar midna kuma lahan sow xaq uma lahan

1:Agaasimaha Maamulka iyo maaliyada: habar gidir

2:Agaasimaha Sirdoonka Ujeejeen

3:Agaasimaha Baarista Abgaal/Daa’uud.

4:Agaasimaha Dabagalada: Abgaal/daa’uud

5:Agaasimaha isa soo dhiibayaasha: murusade

6: Agaasimaha Arimaha dibadda: Murusade.

7:Agaasimaha la dagaalanka lacag dhaqista iyo lacagaha argagixisada: Isaaq.

8:Agaasimaha ladagaalanka argagixisada: Xawaadle

9:Agaasimaha duqaymaha: mareexaan

10;Agaasimaha xuduudaha: Garre.

11:Agaasimaha machadka sare Daraasaadka Amniga: Garre.

12:Agaasimaha arimaha bulshada Cabdale caroone.

13 Agaasimaha Tiknoolijiyada: Kabaale

14 Agaasimaha Gorfaynta: Jijeele

15:Agaasimaha warbaahinta: gugun dhabe.

16 agaasimaha Dekada: Habar gidir/sacad

17 Taliyaha NISA Gobolka banaadir: Murusade.

18Taliska .Garma qalka: murusade.

19: Taliska .Sharciyada: murusade.

20 Taliska .Garoonka Aadan cadde: Abgaal/ owbakar.

nala wadaag xogta aad heeyso oo saxan

Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag

email address Ma soo bandhigi doono marna haka cabsan hadii anan ogalaansho kaa helin Mhadsanid.


*