October 7, 2025

Muxuu yahay Amar Culus ee lagu Soo rogtay Shirkadaha Isgaarsiinta ee Puntland ?

Maamulka Puntland ayaa amar ku soo ragay  shirkadaha Isgaadhsiinta inay xiraan dhammaan lambaradooda ku diiwaanshana magacyada ajaaniibta ee lagu tuugsado.

Qaar ka mid ah dadkaas ayaa looga shakisan yahay iney xiriir la leeyihiin kooxda Daacish oo dagaal adag kula jirta ciidamada Puntland

HOOS KA AKHRISO QORAALKA PUNTLAND

 

nala wadaag xogta aad heeyso oo saxan

Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag

email address Ma soo bandhigi doono marna haka cabsan hadii anan ogalaansho kaa helin Mhadsanid.


*