January 16, 2026

Maxay Kawada Hadleen Madaxweyne Ismaciil Iyo Madaxweyne Qoor-qoor?

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo Casuumaad rasmi ah ku jooga dalka aynu walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa kulan miro dhal ah oo ka dhacay Qasriga Madaxtooyada dalkaasi la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane  Ismaaciil Cumar Geelle.

Madaxweynaha Axmed Cabdi Kaariye ayaa uga mahadceliyay Madaxweynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, dadaalka uu ku bixinayo dhismaha dowladdnimada Soomaaliya iyo garab istaaga Shacabka Soomaaliyeed.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Xildhibaano ka tirsan BFS iyo Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Galmudug.

nala wadaag xogta aad heeyso oo saxan

Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag

email address Ma soo bandhigi doono marna haka cabsan hadii anan ogalaansho kaa helin Mhadsanid.


*