December 1, 2025

Maxay Kawada Hadleen Madaxweeyne Lafta-gareen iyo safiirka Sweden kulankii ay ku yeesheen magaalada Nairobi?

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Nairobi ee Caasimada Dalka Kenya kulan kula qaatay Safiirka Dowladda Sweden ufadhiya Soomaaliya Joachim Waern.

Sidoo kale Kulanka ayaa looga  hadlay mashaariicda dhinacyada hormarka iyo dib u dhiska ee Dowlada Sweden ay ka tageerto Dowladda Koonfur Galbeed sidii loo Xoojin lahaa gaar ahaan adeegyada bulshada iyo kaabayasha dhaqaalaha.

Dhanka kale kulanka Madaxweynaha waxaa ku wehlinayey Wasiirka Qorshaynta, Wasiirka Gargaarka, Wasiirka Hormarinta Reer Miyiga, Agaasimaha Guud Madaxtooyada iyo La Taliye Sare Xafiiska Madaxweynaha. 

nala wadaag xogta aad heeyso oo saxan

Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag

email address Ma soo bandhigi doono marna haka cabsan hadii anan ogalaansho kaa helin Mhadsanid.


*