October 7, 2025

Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweeyne Lafta-gareen iyo Safiirka Itoobiya?

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka Cusub Dowladda Itoobiya ufadhiya Soomaaliya Suleiman Ded.

Madaxweynaha  Maamulka K/Galbeed Somaliya Cabdi caziiz iyo Safiirka ayaa kulankooda ku saabsanaa isbarasho iyo isxog-waraysi dhinacyada  Xiriirka gaar ahaan Amniga iyo la dagaalanka Khawaarijta.

kulanka waxaa Madaxweynaha kala qeybgalay Agaasimaha guud Madaxtooyada Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Abdifatah Mahad Abdirahmaan. Hase ahaatee lama ogo sababta ka danbeeysa kulankooda,

nala wadaag xogta aad heeyso oo saxan

Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag

email address Ma soo bandhigi doono marna haka cabsan hadii anan ogalaansho kaa helin Mhadsanid.


*