October 9, 2025

Maxaa Ka Jira in Diyaaradaha dagaalka Itoobiya Ay Duqeeyeen Ceelbaraf?

Diyaarado dagaal oo ay leedahay Itoobiya ayaa duqeymo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka shabeellada dhexe ee dowlad goboleedka Hirshabeelle sida ay sheegtay warbaahinta dalkaasi.

Duqeymahan oo aan khasaaraha ka dhashay la shaacin ayaa noqanaya kuwii ugu horreeyay ee ay Itoobiya fuliso muddo sanado ah, lamana oga in dowladda Soomaaliya codsatay iyo in kale.

Duqeymahani waxay ku soo beegmayaan xilli dowladda Soomaaliya ay dadaal ugu jirto sidii Ciidanka Itoobiya goballada Gedo, Baay, iyo Bakool looga soo wareejin lahaa, loona keeni lahaa deegaannada Hirshabelle.

Si kastaba Ha ahaatee Hadii Ay dhacdo in Ciidanka Itobiya la keeno G/sh/dhexe Waxa ay fududeeynaysaa qabsashada wadanka Oo dhan ayadoo la macaamilaya shacabka iyo Siyaasiyiinta is diidan Kadib Ay sidaa ku sii noolaaneeyso 

nala wadaag xogta aad heeyso oo saxan

Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag

email address Ma soo bandhigi doono marna haka cabsan hadii anan ogalaansho kaa helin Mhadsanid.


*