October 7, 2025

Markabkii Sahminta Ka waday Biyaha Somaliya Oo Sheegay 90% in lagu Guuleeystay Helida Saliid Badan

default
Wararka laga Helayo Markabkii baaritaanka ka wada Biyaha Somaliya in uu marayo Heer gabgabo ah .
Sida laga Soo xigtay Markabka sahanka Turkiga ee Oruç Reis ayaa  sheegay in si guul leh u dhameystiray hawlgalka sahanka 3D ee saliidda iyo gaaska ee biyaha Soomaaliya.
Dhanka kale Sida uu sheegay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan, markabku wuxuu dhameystiray 90% sahanka, uu ka waday Biyaha Somaliya  waxaana la filayaa in howsha la soo gabagabeeyo dhamaadka bisha Maajo 2025 .
Dhinaca kale Sida la Sheegay Markabka ayaa u wareegi doona dalka pakistaan bisha jun 2025 asigoo ka bilaabi doona sahmin Cusub ee dhanka Sahminta Saliida Iyo  Gaaska .
Dowlada Turkiga ayaa la soo if baxday siyaasado dhinaca Horumarinta ah ee wadamada saboolka ah in ay uga faaideeyso kheeraadka Dhulkooda  ku jira waana guul aad u weeyn

nala wadaag xogta aad heeyso oo saxan

Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag

email address Ma soo bandhigi doono marna haka cabsan hadii anan ogalaansho kaa helin Mhadsanid.


*