October 7, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo u Safray dalka Imaaraatka Carabta

Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa u safray dalka Imaaraadka Carabta, xilli uu dagaal culus ka socdo gobollo kamid ah dalka.

Wasiiro ka tiraan xukuunada iyo xubno kale ayaa madaxweynaha ku wehlinaya safarkan oo ahaa mid warbaahinta laga qariyay.

Madaxweye Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa inuu kulamo gaar gaar ah la qaato nadaxda dalka Imaaraatka Carabta oo uu kala hadli doono taageerada dagaalka ka dhanka ah alShabaab iyo ilaalinta midnimada dalka.

Waa socdaalkii u horreeyey ee uu ku tegeyo Abu Dhabi ka dib shir-madaxeedkii dunida ee UAE ay ku marti-qaadday Madaxweynaha Somaliland, taasi oo ay DFS ku tilmaantay xadgudub-Qaranimo.

nala wadaag xogta aad heeyso oo saxan

Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag

email address Ma soo bandhigi doono marna haka cabsan hadii anan ogalaansho kaa helin Mhadsanid.


*