
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, Qoorqoor ayaa wareegto uu soo saaray xilka kaga qaaday qaar kamid ah golihiisa wasiiradda,kadibna magacaabay wasiirro cusub oo ka mid noqonaya maamulkiisa cusub.

Madaxweeyne Qoorqoor ma shaacin sababta uu xilka uga qaaday ilaa lix wasiir oo katirsanaa maamulkiisa, waxa uuna kaliya wareegtada magacaabista uu soo saaray ku sheegay in Wasiiraddan cusub uu kusoo xushay aqoonta iyo kartida ay leeyihiin Maamulka
Halkan ka aqriso wareegtada magacaabista Wasiiradda cusub
Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag