
Waraaaq Xil Ka qaadis Oo Ka Soo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowladda HirShabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Lataliyahiisii Arrimaha Deegaanka iyo Tamarta HirShabelle .

Sidoo kale lama sheegin sababta ka dambeysa In Xilka Laga Qaado Hase ahaatee
Dhinaca Kale ma jiro Qof kale Oo Xilkaasi loo magacaabay ,
Si kastaba ha ahaatee Maamulka HirShabelle Ma ahan mid shaqeeyo waa maamul Magac u yaal ah kaliya .Shaqadiisa waa xil magacaabid hadana ka qaadid.
Maamulka HirShabeele ayaa ah maamulka ugu shaqada yar maamulka dalka ka dhisan wax horumar ah kama jiro waa maamul ku qanciya bulshada in ay iska hurdaan taasina waxaa sabab u ah bulshada degan labada Gobol Hiiraan Iyo Sh/dhexe .
Maamulka HirShabelle ayaa ku caan baxay Isbaarada Wadooyinka yaal Hase ahaa waxaa ka sii daran Dhamaan Mashaariicda loogu Tala Galay HirShabelle Waxa ay ku dhacaan xafiisyada Dowlada Somaliya Iyo Xafiisyada Beesha Caalamka Waxaana Sabab u ah Maamulka Fadhigiisu yahay Jowhar kaasi aan ogoleeyn isbedel iyo Horumar waxaana uu aaminsan yahay in uu sidaa Bulshada Ku sii Maamulo….
HOOS KA DAALACO WAREEGTADA
Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag