October 7, 2025

Guddomiye Maxamuud Macalin” Hadalkiisa Waxa uu ahaa Mid laga Soo Dhex Hadlayay”

Waxaa Maalintii shalay aheeyd Meel Fagaaro ah Kula Hadlayay  Guudomiyaha Heyada SODMA  Maxamuud Macalin Macaawiisleeyda Beesha Xawaadle asigoo u geeyay Mucaawino.

Sidoo kale Guddomiyaha Mar uu La hadlayay Macaawiisleeyda Beesha Xawaadle ee ku sugan Degmada Jalalaqsi ee G/Hiiraan Waxaana uu Yiri “Agoonyar waa fulayaal waa ka ordeen alshaab   Balse Adinka waxaa Tihiin geesiyaal “

Hadalkaasi waxaa si weeyn uga carooday Dhamanaa qabiilka Agoonyar gaabane ayagoo ku sheegay in uu yahay Hadalkaasi Mid Xanaf leh oo ay ku Jirto Mid Cadiifad ah ayna u muuqato in uu yahay Nin laga Soo dhex Hadlayo Guddomiyaha  uuna ka danbeeye Madaxweeyne Xasan Sheekh. waa nassib daro Masuul aan qaban shaqadii loo diray. Waxa ay aheeyd in uu shaqadiisa ugu adeego Bulshada Si siman.  

Sidoo kale Guddomiya ayaa lagu eedeeyay in uu masuqmaasuqo Gargaarka loogu talay Deegaanada ay Beesha Agooyar degto asiga oo aan waxna u ogoleeyn in uu siiyo  Waana Nasiib daro kale .

Dhanka kale Guudomiyaha Hey”adda SODMA Maxamuud Macalin  Waxa ay aheeyd in uu Baaritaan ku sameeyo dadkii ka barakacay dagaalka alshabaab sida ay tahay Xaaladooda balse Ma dhicin  waxa uu ugu jawaabay aflagaado weeyn .Ilaa iyo Hadda ma jiro Jawaab ay ka bixisay Dowlada Madaxweeyne Xasan Sheekh Iyo Dowlada HirShabelle.

nala wadaag xogta aad heeyso oo saxan

Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag

email address Ma soo bandhigi doono marna haka cabsan hadii anan ogalaansho kaa helin Mhadsanid.


*