October 7, 2025

DF oo ka hadashay Soomaalida xukunka dilka ah ugu xiran Sacuudiga

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa qoraal ay soo saartay uga hadashay maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xiran Boqortooyada Sucuudiga, kuwaas oo qaarkood ku xukuman dil toogasho ah.

Maxaabiistan oo gaareysay 45 ayaa  mid ka mid ah la daldalay maalmo ka hor, halka inta hartay ay dil sugayaal waxaana lagu helay sida dowlada Boqortooyada Sacuudigu sheegtay iney dalkaas galiyeen daroogo.

HOOS KA AKHRISO QORAALLKA WASAARADA

nala wadaag xogta aad heeyso oo saxan

Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag

email address Ma soo bandhigi doono marna haka cabsan hadii anan ogalaansho kaa helin Mhadsanid.


*