
Wararka laga helayo gobolka Baay ayaa sheegaya inuu dagaal culus ka socdo deegaanka Dhejiile, oo hoostaga degmada Berdaale ee maamulka Koonfur Galbeed

Dagaalkan ayaa u dhexeeya ciidamada Daraawiishta Koofur Galbeed iyo maleeshiyaad hubeysan.
Warar hor u dhac ah ayaa sheegaya in dagaalka uu bilaabmay saaka waaberigii, kadib markii uu muran ku saleysan dhul ama awood maamul oo muddooyinkii u dambeeyey taagnaa uu isku beddelay iska horimaad hubeysan. Ciidamada Daraawiishta oo ku sugan deegaankaas ayaa la sheegay in ay isku dhaceen maleeshiyaad deegaanka ah oo hubeysan.
dhanka kale waxa nasiib daro ayadoo uu cadaw dhinac ka heeysto deegaanada konfur galbeed in ay isku dilaan maamul
Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag