October 7, 2025

Ciidanka Maamulka Puntland Oo Gacanta Ku Dhigay

Ciidanka daraawiishta Puntland oo ku sugan deegaanka Turmusaale ee gobolka Bari ayaa hawlgal ka dhan ah Daacish ka sameeyeen Togga jeceel iyo Togga Ina Cidoole ee gobolkaas.

Hawlgalka ayaa intii uu socday  waxa ay ciidamada soo saareen miinooyin ay Daacishta dhulka ku aaseen, kuwaas oo ay ku doonayeen in ay ku dhibaateeyaan shacabka.

Sidoo kale, Ciidanka daraawiishta Puntland ayaa la wareegay talisyadii Daacish ay ku lahayd Togaga ay howlagallada ka sameeyeen, iyada oo ciidanku soo bandhigeen sawirrada difaacyadii Daacish laga saaray.

 

Dhanka kale Hawlgallada ciidamada Puntland ayaa ka Sameeynaya Horumar Dhinaca Dagaalka ah  

nala wadaag xogta aad heeyso oo saxan

Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag

email address Ma soo bandhigi doono marna haka cabsan hadii anan ogalaansho kaa helin Mhadsanid.


*