October 7, 2025

Ceelbaraf Magaaladii Dadkii lahaa ay dulmiyeen (Waa Sedex dalaal)

 

Sida uu bartiisa Facebook uu ku dabacay mid ka mid ah Dadka ka soo jeeda afarta tuulo Ayaa Sidan Yiri 

Ceelbaraf Magaaladii  dadkii Lahaa ay  dulmiyeen

Sidee u dulmiyeen?

Waxaa Ka dhisan 3 koox Iyo Sedex u adeegta

1:koox u shaqeeysa Jowhar
2: koox u shaqeeysa Alshabaab
3:Koox u shaqeeysa Villa Somaliya

Tusale:
Tan iyo Markii alshabaab laga saaray Waxaa shaqa bilaabay kooxda Jowhar Iyo Kooxda Alshabaab Waxa ay abuureen dagaalo beeleed u dhaxeeya Abgaal iyo Xawaadle mudo ayay Soo socotay

Ma is weeydiisay dagaalkii ugu danbeeyay ee Calaag Halkee ayuu ku danbeeyay?
Adiga Waxa aad ogeeyd in Hub la isku aruursanaayo Laakin Waxaa Soo shaqa tagay Kooxdii U Shaqeeyn jirtay Villa Somaliya. buuq la aan ayay Kala direen Kuwii Hubka isku Watay Ayagana Lacagtooda ayay ka qaateen

3-0 Ayaa lagu xasuuqa Kuwaa Hubka Soo arruursaday ileen Marka Hore Waa la isku dirayay

Koxdii Seddexad

Kooxdii u shaqeeyn jirtay Alshabaab Ayagana markooda ayay Soo kacsadeen Waxaana ay u yeereen Alshabaab Sida la wada ogsoonyahay 3 Maalin Ka hore Inta aysan Alshabaab Soo gelin Ceelbaraf

kooxda u shaqeeyn jirtay ayaa ku shiray Magaala Ceelbaraf Waxaana ay isku raaceen in Ay ayagana markooda ka daadsadaan Qalinka Alshabaab
Waana ka daadsadeen qalinkooda

Nasiib Daro Waxa ay ka tageen magaalo bur burtay

Digniin Ku Socota Miirtaqe Caadleey Biyacade lama garas iyo Mahadaay iska ilaaliya 3 koox iyo 3 u shaqeeysa
Hadii kale Sida Ceelbaraf Ayaa la idin xasuuqaa

Xundubeey iyo Tooxoow

 

qore Axmed macallim muxudin

nala wadaag xogta aad heeyso oo saxan

Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag

email address Ma soo bandhigi doono marna haka cabsan hadii anan ogalaansho kaa helin Mhadsanid.


*