October 7, 2025

Alshabaab Oo Wali ku sugan Ceelbaraf iyo Ciidanka Dowlada Oo isaga baxay

Wararka aan ka heleeyno Ceelbaraf Ayaa sheegaya in Ay Wali ku sugan yihiin Kooxda Alshabaab Guddaha Magaalada 

 

Sidoo kale Ciidanka Dowlada Federalka Somaliya Iyo Macaawiisleeyda Deegaanka Ayaa isaga tagan Xalay inkasto aan la ogeeyn sababta keentay in Ay dib uga laabtaan 

 

Dhanka kale Waxaa jira dadaalo xoogan Oo Lagu mideeynayo Ciidanka Macaawiisleeyda iyo Ciidanka Xooga Dalka Somaliyeed. Ayadoo la doonayo in Ay wada howlgalaan labada ciidan  Sidoo kale Waxaa jira dadaalo lagu xalinayo khilaafaadka Ka Dhex jira Dowlada iyo Beesha Degan Afarta tuulo ee G/Sh/Dhexe 

nala wadaag xogta aad heeyso oo saxan

Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag

email address Ma soo bandhigi doono marna haka cabsan hadii anan ogalaansho kaa helin Mhadsanid.


*