October 7, 2025

Al-shabaab Oo dib ula wareegay Ceelbaraf Iyo Shacabkii Degmada Ceelbaraf oo ka barakacaya

Wararka aan ka helyno Degmada Ceelbaraf ayaa sheegay in uu xalay  Ka dhacay dagaal u dhaxeeya alshabaab iyo ciidanka dowlada somaliya iyo ciidanka macaawiisleey .

Dagaalkaasi ayaa ka dhacay Degaan lagu magacaabo Ceel-xarar  waxaana la sheegayaa in ay qasaaro soo kala gaareen labada dhinac

dhanka kale deegaanadii xalay lagu dagaalamay waxaa dib ula wreegay kooxdii alshabaab  sidoo kale waxa ay dib u la wareegeen gudaha degmada Ceelbaraf.

 

Dhanka  kale wararka ayaa sheegaya in shacabkii deganaa magaalda ceelbaraf ay isaga bara kaceen ayagoo ka baqaya in weeraro xoogan oo rogaal celis ah ay soo qaadaan ciidanka dowlada somaliya iyo Ciidanka macaawiisleeyda.

nala wadaag xogta aad heeyso oo saxan

Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag

email address Ma soo bandhigi doono marna haka cabsan hadii anan ogalaansho kaa helin Mhadsanid.


*