October 7, 2025

Dowlada Federalka Somaliya Oo Amar ku Soo Rogtay Gaadidka U Safray Afarta Tuulo Iyo Xaalada Oo Ka Sii dareeysa

Sida aan xogta ku helnay Ayaa sheegaya in Dowlada Federalka Somaliya Ay amar ku soo rogtay gaadiidka u safraya Degmooyinka  Biyacade Ceelbaraf  Mirtaqwe caadleey iyo Califoordheere Waa deegaanadii Ay dhawaanta la wareegeen Alshabaab 

 

amarka Dowlada Federalka Somaliya Ka Soo Baxay Ayaa lagu sheegay in gaadidka  Muqdisho Ka baxaya ee u safraya Deeganaasi la baari  ayadoo  laga Baarayo  Shidaal Timir Iyo Daawooyinka Caafimaadka.

Sidoo kale Dowlada Federalka Somaliya Ayaa sheegtay in sahaydaasi Ay dhici kart9 in Ay Alshabaab Ay Ka faaideeysaan “ Ganacsatada iyo dadka la shaqeeya Alshabaab Waxa aan ku qaban doonaa gacan bir ah Waxaa Sidaa yiri Taliska CXDS.

 

Dhanka kale  Dowlada Federalka Somaliya Ayaa dagaal kula jirta Alshabaab balse Waxaa jiro dhibaato Xoogan Oo ka Dhashay  duqeeyntii Ka dhacday Magaalada Ceelbaraf iyo Caadleey Waxaa  ku barakacay Shacab Ka badan 15 Kun Oo qoys Sidoo kale Waxaa ku hanti Beelay Shacab badan Hase Ahaatee Dowlada Federalka Somaliya ayaan marna ku sameeyn Dib u eegis Xaalada ka taagan Degmada Ceelbaraf ee G/Sh/dhexe 

nala wadaag xogta aad heeyso oo saxan

Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag

email address Ma soo bandhigi doono marna haka cabsan hadii anan ogalaansho kaa helin Mhadsanid.


*