
Waxaa maalmahaan dagaalo xoogan uu ka socday Deegaano ka tirsan G/SH/DHEXE kaasoo oo u dhaxeeyay Dowlada Federaalka Somaliya Iyo ciidanka Deegaanka Oo dhinac ah Iyo Maleeshiyada Alshabaab . Inkastoo ay sida badan ay la wareegeen alshabaab deegaano badan waxaa soo baxaya dhaliilo badan oo laga tabanayo maamulka HirShabelle .

dhanka kale waxaa maalmo hore warbaahinta la hadlay mid ka mid ah dadka ay isku dhawyihiin si hose Madaxweeyne Cali Guudlaawe Guddomiyaha Heyada SODMA MAXAMUUD MACALIM asigoo meel fagaare ah ka jeediyay in ay yihiin Dadka Ka soo jeeda Afarta Tuulo Fulayaal ayana alshabaab ku sii hor ordayaan hase ahaatee waxaa si weeyn uga xanaaqay bulsha degan G/SH/DHEXE Abgaalka Degan ayagoo ku tilmaamay Nin masuul ah in uu sidaa u hadlo waxaana ay ku tilmaameen Mid Gef ku ah Shaqada uu u Hayo Ummada Somaliyed iyo bulshada degan G/SH/DHEXE- Hase ahaatee wali wax raali gelin ah kama bixin
Dhanka kale Waxaa soo baxaya Cadeeymo lagu eedeeynayo Maamulka HirShabeele oo ah masuqmaasuqa qaabka awood qeeysiga HIRSHABELLE. Waxaa madaxweeynaha Maamulka HirShabelle Lagu eedeeyay in uu Maamulka Sida badan uu Dad ay qaraabo dhaw yihiin iyo Kuwa la dhashay uu ku safay xilalka HirShabelle. waxaana dadkaasi ka mid ah .
Hoos Ka daawo ——-
https://www.facebook.com/sharka.xaaji/videos/1331818428144140
Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag