October 7, 2025

Turkiga oo xabsiga dhigtay duqa magaalada Istanbul

Dowlada Turkiga ayaa xabsiga dhigtay Duqii(maayirkii) Magaalada Istanbul, Ekrem İmamoğlu, isaga oo lagu eedeeyay musuqmaasuq iyo gacan-siinta koox argagixiso ah.

Talaabadan ayaa waxaa cambaareeyay xisbiga mucaaradka ugu weyn, iyagoo ku tilmaamay “isku day afgambi oo ka dhan ah madaxweynaha xiga.”

İmamoğlu, oo ah hoggaamiye sare oo ka tirsan Xisbiga Jamhuuriga ee Dadka (CHP), ayaa muddo dheer loo arkayay inuu yahay mucaaradkii ugu weynaa ee Madaxweyne Tayyip Erdogan.

nala wadaag xogta aad heeyso oo saxan

Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag

email address Ma soo bandhigi doono marna haka cabsan hadii anan ogalaansho kaa helin Mhadsanid.


*