October 7, 2025

Ururka Xisbullah oo weerar ku dilay askar ka tirsan ciidamada Suuriya

Wararka laga Helayo  Gudaha Siriya ayaa sheegay Dagaalamayaal ka tirsan ururka Xisbullah ay gudaha u galay Suuriya , iyagoo saddex askari oo ka tirsan ciidanka Suuriya ku dilay weerar ay ka fuliyeen dulleedka magaalada Xumus, sida ay werisay Al Jazeera oo xiganaysa wasaaradda difaaca Suuriya.

Dhanka kale Waa weerarkii u horreyay oo ay Xisbullah ka gaysanayso gudaha Suuriya , tan iyo markii xukunka laga tuuray nidaamka Bashaar Al-assad 

Si kastaba ha ahaatee Weerarkani wuxuu  ku soo aadday xilli dawladda Suuriya ay ku guuleysatay dadaalladii xal u helida khilaafaadka gudaha , kaddib markii nidaamka Dimishiq uu heshiisyo la gaaray maamullada gobollada ee ay degganyihiin bulshada kala duwan.

nala wadaag xogta aad heeyso oo saxan

Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag

email address Ma soo bandhigi doono marna haka cabsan hadii anan ogalaansho kaa helin Mhadsanid.


*