Madaxweeynihii Hore Somaliya Sheekh shariif Sheekh axmed ayaa kula looga hadlayay arrimaha Aminga kaga Qeeyb galay Magaaladda Baku ee caasimadda dalka Azerbiajan kulankaasi oo ahaa madal caalami ah oo looga hadlay arrimo badan oo quseeya adduunka gaar ahaan Amniga,
Siyaasadda, Dhaqaalaha iyo illaalinta xeerarka lagu heshiiyay ee la xiriira dowladnimada.
Intii ay socdeen doodaha laga jeediyey madashaan caalamiga ah ayaa waxaan si gaar ah uga hadlay caqabadaha siyaasadeed iyo amni ee ka jira dalka somaliya iyo dhibaatooyinka kooxaha argagixisada ah wali ku hayaan nidaamka dowliga ah.
Waxaan kaloo diirrada saaray sida ay muhiim u tahay in xasillooni iyo nabad waarta la heli karo oo kaliya marka dowladuhu ay ixtiraamaan dastuuradooda islamarkaana xoojiyaan ku dhaqanka sharciga, una hoggaansamaan muddo xileedkooda.
Dhinaca kale, waxa uu kulamo kala duwan la yeeshay madaxdii ka soo qaybgashay Madashaan caalamiga ah waxaana ka mid ahaa Madaxwaynaha Aserbajaan Mudane Ilham Aliyev.Iyo Masuuliyiin kale .





Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag