
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa xirtay ilaa iyo 12 shabakadood oo warbaahin ah, kuwaas oo kooxda Al-Shabaab lahayd, sida ay sheegtay warbaahinta dowladdu.

Dowladda ayaa sidoo kale horay u xirtay in ka badan 30 mareege ama website oo Alshabaab ku lahaayeen barta Internet-ka, waxayna tillaabadani qeyb ka tahay dagaalka ay dowladdu kula jirto Alshabaab.
Dowladda Soomaaliya ayaa Sidoo kale sheegtay inay gacanta ku dhigtay xogta iyo raadka shaqsiyaad badan oo ku lug lahaa hawlaha barahaas iyo kuwa dhaqaalaha ku bixinayay wax gudbinta mareegahaas.
Dhanka kale arrinkaan ayaa naqnaya mid kaalin xoogan ka qaadanay wararka been abuurka ah ay faafinayaan kooxda alshabaab iyo taageerayaashooda waana in gacan bir ah lagu qabtaa
Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag