October 7, 2025

Dowlada Somaliya Oo Burburisay Buundo ay Ka Gudbeen Al shabaabkii G/Sh/dhexe

Ciidanka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa burburiyay buundo macmal ah oo ay ka soo gudbayeen kooxda Al shabaab ee ka dagaalantay Gobolka Shabeellaha Dhexe taasoo ku taalla deegaanka Aw-baalle.

Al shabaab ayaa buundadan ka soo gudbinayey saadka iyo ciidamada mudooyinkan weerarada ka geysanayey degaanada gobolka Sh/dhexe.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

nala wadaag xogta aad heeyso oo saxan

Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag

email address Ma soo bandhigi doono marna haka cabsan hadii anan ogalaansho kaa helin Mhadsanid.


*