October 7, 2025

Mid ka Mid ah Hogaanka Macaawiisleeyda Degmada Ruun-nirgod Oo Cabasho muujinayo

Sida ay sheegeen Taliye Cabdi Taakow iyo saraakiil kale Oo Ku Sugan Degmada Ruun nirgod  Hadana ahaa  hogaan u ahaa ciidamada Macaawisleyda ee degmada Ruun Nirgood ayaa shaaciyay in lagu dayacay dagaal ay muddo dheer Ay Kula jireen kooxda AS.

Sidoo kale Taliye Cabdi Taakoow  ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay dayaca kaga yimid xildhibaanada ku matala Baarlamaanka iyo siyaasiinta kale ee ka soo jeeda Ruun Nirgood.

Dhanka kale Xildhibaan Beereey iyo Senator Muuse ayaa ah labada xildhibaan ee ka soo jeeda deegaanka uu ka hadlay Cabdi Taakow.

Macaawislayda ayaa waqti dheer jilbaha u dhigtay dagaalka AS halka loo yaqaan Daaru Nimca oo ahayd meel si adag looga horyimid kooxda.

Si kastaba ha ahaatee Dagaalka ku soo cusboonaaday G/Sh/Dhexe Ayaa galaya waji aad u fool xun ayadoo Hada lagu xamanayo in Madaxweyne xasan Shiiq uu dhibaato ku yahay beesha uu Ka dhashay sheekh shariif  asigoo ku cadaadinaya in Ay Shariif isku beel yihiin Waa Nasiib daro aad u weeyn 

nala wadaag xogta aad heeyso oo saxan

Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag

email address Ma soo bandhigi doono marna haka cabsan hadii anan ogalaansho kaa helin Mhadsanid.


*