
Mareeykanka ayaa Sheegaya in uu hakiyay Wada shaqeeynta Dhanka Ciidamada.
Sidoo kale Mareykanku Waxa uu dhawaan hakiyay taageeradii militari ee Ukraine ayaa sidoo kale Washington waxay aqaaday tallaabo kale oo ah inay joojisay xogihii sirdoon ee ay la wadaagi jirtay xukuumadda Kiev.

Saraakiil ka tirsan aqalka cad ayaa sheegay, inay joojiyeen xogihii sirdoon ee ay la wadaagi jireen Ukraine, gaar ahaan kuwii ku saabnaa dagaalka uu dalkaasi kula jiro Ruushka.
Madaxweyne Trump ayaa dhowaan ka carooday dood adag oo dhex martay dhiggiisa Ukraine, balse Zelensky ayaa ku dadaalay wax kasta oo uu Washington ku raali-gelin karo maadaama ay tahay taageeraha ugu weyn ee hubka iyo dhaqaalaha la garab taagnaa sanadihii uu socday dagaalku.
Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag