October 7, 2025

Madaxweyne Axmed Madoobe Oo Magacaabis Iyo Xilka qaadis Sameeyay

Madaxweynaha Maamulka  goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Madoobe),  ayaa wareegto uu soo saaray ugu magacaabay  Cusmaan Muxumed Madeey in uu noqdo Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Gedo.

Madaxweyne Axmed Madoobe, ayaa marar badan is beddel ku sameeyay maamulka gobolka Gedo oon qaarkood tegi karin degmooyinka gobolkaasi, waxaana gobolka Gedo saameyn xooggan ku yeeshay khilaafka u dhaxeeya dowladda Federaalka iyo maamulka Jubbaland.

nala wadaag xogta aad heeyso oo saxan

Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag

email address Ma soo bandhigi doono marna haka cabsan hadii anan ogalaansho kaa helin Mhadsanid.


*