Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar ka dhacay gobolka Gedo, kaasoo lagu dilay askar boolis ah.

Sida waraku Sheegayaan, Nin ku hubeysan qori ayaa ku dilay xadka magaaloyinka Baladxaawo iyo Mandhera 3 askari oo ka tirsan ciidamada booliska oo goobta ay u ahyad bar-koontarool.
Wararka ayaa intaasi kusii daraya in Laamaha amniga Beladxaawo ay ku guuleysteen inay gacanta ku soo dhigaan ragg ku eedeysan dilka sadex askari oo boolis ah kuwaas lagu dilay xaduuda.
Mid ka mid ah saraakiisha amniga ayaa xaqijiyay ragga dilka geystay inay ahaayeen ciidamada DF ee Ceelwaaq ka yimid kuwaas oo horey loga daabulay Magaalada Muqdisho.
Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag