
Wararka aan ka heleeyno Degmada Ceelbaraf Ayaa Sheegaya in Ciidamada Xooga Dalka Somaliyeed iyo Ciidanka Deegaanka ay kaabiga ku hayaan Ceelbaraf.

Sidoo kale Ciidanka Huwanta ah ayaa ka Soo qabsaday meelo badan Alshabaab ayagoo ka soo saaray dhulkii howdka ahaa ee buurta Waxaana la isugu keenay gudaha Degmada Ceelbaraf.
Dhanka kale Waxaa wali ku socda Madaafiic Xoogan Gudaha Ceelbaraf
Sida Ay sheegeen Ciidanka XDS iyo Ciidanka Macaawiisleey
Sidoo kale saacadaha Soo socda Ay gudaha u geli doonaan Magaalada Ceelbaraf .
La soco Waxii ku soo kordha
Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag