January 16, 2026

Ma Runbaa Hay’adda Gargaarka Mareykanka ee USAID  taageero siin jirtay al Shabaab ?

Xogaha la tilmaamay ayaa sheegayan in Hay’adda Gargaarka Mareykanka ee USAID  taageero siin jirtay al Shabaab –

Dalal ay ku jirto Soomaaliya iyo ururo kale oo ka dagaallama Afgaanistaan iyo Falastiin.
Labo Xildhibaan oo katirsan Baarlamaanka Mareykanka; Tim Burchett iyo Marjoriya Taylor Greene ayaa sheegay in USAID ay todobaad walba u diri jirtay lacag loogu tala-galay gargaarka oo gaadhaysa 2.1 bilyan oo doollar; iyada oo taasi ay ku sheegeen in ay tahay qiyaano ay hay’addu ku sameysay dowladda Mareykanka Iyo Shacabka mareykanka.

Dhanka kale Ma jiraan wax caddeyn ah oo muujinaya in Hay’adda USAID ay si toos ah taageero ugu fidisay ururrada Shabaab, Daalibaan & Al-qaacidda.

Dhinaca kale Madaxweyne Donald Trump ayaa bishii hore shaqada ka joojiyay hay’adda USAID, isagoo si cad u muujiyay in uu doonayo in kharashka dibadda uu si dhow ula jaanqaado aragtidiisa “America First”.

 

nala wadaag xogta aad heeyso oo saxan

Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag

email address Ma soo bandhigi doono marna haka cabsan hadii anan ogalaansho kaa helin Mhadsanid.


*