Dowladda Boqortooyada Ingiriiska (UK) ayaa soo saartay warbixin cusub oo ku saabsan socdaalka Soomaaliya, taas oo ay muwaadiniinteeda ku wargelisay inay qaataan dal-ku-galka danabaysan ee Soomaaliya oo Somaliland ku jirto lakiin marka ay u socdaan magaalada Hargeysa looga baahanaan karo in ay markale garoonka ka qataan dal-ku-galka Somaliland, halka dadka u socda caasimadda Muqdisho aan looga baahnayn dal-ku-gal labaad.
Tilmaantan cusub ayaa lagu faafiyey bogga rasmiga ah ee dowladda UK, waxaana lagu sheegay in ay khusayso dadka sita baasaboorka buuxa ee muwaadiniinta ah ee doorta in ay u safraan Soomaaliya.
Muwaadiniinta u socda Madaarka Caalamiga ah ee Muqdisho waa inay hore u dalbadaan E-Visa ka hor inta aysan iman dalka. Laakiin dadka u socda Madaarka Caalamiga ah ee Hargeysa waxaa laga yaabaa in lagu waydiiyo fiisahaas marka ay diyaaradda raacayaan, balse laguma aqbalayo marka ay Hargeysa tagaan.”
Sida lagu caddeeyay warbixinta, dadkaas waa inay iibsadaan fiise hal-mar ah (single-entry visa) marka ay gaadhaan garoonka Hargeysa, kaas oo shaqaynaya muddo bil ah. Dowladda UK waxay sheegtay inaan weli la hubin in fiise lagu siiyo meelaha kale ee laga soo galo Somaliland, sidaas darteedna lagu taliyay in dadka safaraya ay xogtooda u gudbiyaan hay’adaha maxalliga ah ama ururka martigelinaya.
Waxaa intaa dheer in qofka socdaalka ah laga yaabo in la waydiiyo warqad martiqaad (invitation letter) oo muujinaysa sababta safarkiisa, taas oo inta badan laga helo goobta shaqada ama hay’adda uu u socdo. Haddii aan la keenin warqaddan, waxaa dhici karta in laguu diido gelitaanka Somaliland.
Warbixinta ayaa sheegaysa in qofka doonaya inuu galo Soomaaliya, oo ay ku jirto Somaliland, uu leeyahay baasaboor ay dhicistiisa ka hadhsantahay ugu yaraan lix bilood. Dowladda UK waxay ku boorisay dadka safaraya inay hubiyaan in baasaboorkoodu buuxiyo shuruudaha lagama maarmaanka ah, isla markaana ayna isticmaalin baasaboorrada lumay ama la soo sheegay in la xaday.
Xiisada maamulka hawada ee u dhaxaysa Somaliland iyo Dowlada Federaalka Soomaliya ayaa meel adag maraysa, iyada oo dhinac waliba uu isku dadayo in uu gacanta ku dhigo maamulka hawada. Dowlada Soomaaliya ayaa doonaysa in ay maamusho hawadeeda oo ay Somaliland ku jirto, halka Somaliland ay doonayso in ay gacanta ku dhigto maamulka hawada deegaanadeeda.
nala wadaag xogta aad heeyso oo saxan
Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag Cancel reply
Contains custom information set by the web developer via the _setCustomVar method in Google Analytics. This cookie is updated every time new data is sent to the Google Analytics server.
2 years after last activity
__utmx
Used to determine whether a user is included in an A / B or Multivariate test.
18 months
_ga
ID used to identify users
2 years
_gali
Used by Google Analytics to determine which links on a page are being clicked
30 seconds
_ga_
ID used to identify users
2 years
_gid
ID used to identify users for 24 hours after last activity
24 hours
_gat
Used to monitor number of Google Analytics server requests when using Google Tag Manager
1 minute
_gac_
Contains information related to marketing campaigns of the user. These are shared with Google AdWords / Google Ads when the Google Ads and Google Analytics accounts are linked together.
90 days
__utma
ID used to identify users and sessions
2 years after last activity
__utmt
Used to monitor number of Google Analytics server requests
10 minutes
__utmb
Used to distinguish new sessions and visits. This cookie is set when the GA.js javascript library is loaded and there is no existing __utmb cookie. The cookie is updated every time data is sent to the Google Analytics server.
30 minutes after last activity
__utmc
Used only with old Urchin versions of Google Analytics and not with GA.js. Was used to distinguish between new sessions and visits at the end of a session.
End of session (browser)
__utmz
Contains information about the traffic source or campaign that directed user to the website. The cookie is set when the GA.js javascript is loaded and updated when data is sent to the Google Anaytics server
Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag