October 8, 2025

Dowladda Federalka Soomaaliya Oo beenisay Heshiiska Dhex Maray Swedan Iyo Somaliya

Dowladda Soomaaliya ayaa diiday warbixin ay faafisay warbaahinta Sweden oo sheegaysay in xafiiska Wasiirka 1aad ee xukumada uu Dowladda Sweden la galay heshiis qarsoodi ah oo Soomaaliya dib loogu soo celinayo dad dambiyo ka soo galay Sweden oo Soomaali ah.

Warbaahinta Sweden ayaa qortay in qorshahaas xafiiska Ra’iisul wasaaraha uu ku lug leeyahay Soomaaliyana qaadatay ku dhawaad 10 Miyan oo doollar.

Sidoo kale hadalka ayaa yimid maalin ka dib safarkii Wasiirka difaaca Sweden oo hoos u dhigay u jeedkiisa socdaalkiisa.

nala wadaag xogta aad heeyso oo saxan

Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag

email address Ma soo bandhigi doono marna haka cabsan hadii anan ogalaansho kaa helin Mhadsanid.


*