
R Wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed iyo Marwada Koowaad Zinash Tayachew, oo ay weheliyaan Ra’iisul Wasaare ku-xigeennada Temesgen Tiruneh madaxwayne kuxigeenka xisbiga barwaaqo mudane Adam Farah, ayaa goor dhaw soo gaaray magaalada Jigjiga, halkaasoo uu kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Mustafe Cagjar.

R/Wasare Abiye oo caawa ku hoyanaya magaalada ayaa la filayaa inuu xarriga ka jaro dhismaha laami si casri ah oo la sameeyay oo magaalada dhex-mara.
Dhanka kale R/Wasare Abiye iyo Madaxweeyne Cagjar ayaa la filayaa iney beri gaaraan magaalada Godeey, halkaasoo ay mashaariic waaweyn ka dhagax dhigi doonaan labada Masuul.
Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag