October 7, 2025

DEG DEG: Weerar lagu qaaday alshabaab Iyo Ciidanka XDS Iyo Macaawiisleey Oo Gudaha u galay Ceelbaraf

Wararka laga helayo Degmada Ceelbaraf  ayaa sheegaya  in ciidamada Huwanta ah ay dagaal ku soo qaadeen difaacyada alshabaab ee ku sugan degmada ceelbaraf-

Sidoo kale wararka ayaa sheegayan in lagu qaaday Duqeymo Cirka iyo dhulka waxaana socda Dagaal fool-ka fool ah 

Dhanka kale ciidamada Dowlada Somaliya Iyo Macaawiisleeyda  ayaa kaabiga ku haya Guudaha Magaalada Ceelbaraf. ayagoo soo maraya eega axmed sheekhoow

 

 

la soco waxii soo kordha

nala wadaag xogta aad heeyso oo saxan

Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag

email address Ma soo bandhigi doono marna haka cabsan hadii anan ogalaansho kaa helin Mhadsanid.


*