October 7, 2025

Taliska Ciidanka NISA oo war ka soo saartay duqeymo ka dhacay Sh/dhexe iyo Hiiraan

Ciidanka Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA iyo Ciidanka Xoogga Dalka ayaa war ay soo saareen ku sheegay in howlgal duqeyn ah oo lagu dilay 48 xubnood oo isugu jiray Horjoogeyaal iyo dagaalyahano ka tirsanaa al shabaab ay fuliyeen degaanno ka tirsan Gobollada Shabeellada Dhexe iyo Hiiraan.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA NISA

nala wadaag xogta aad heeyso oo saxan

Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag

email address Ma soo bandhigi doono marna haka cabsan hadii anan ogalaansho kaa helin Mhadsanid.


*