October 7, 2025

Koox Shaqaale ah Oo ka tirsanaa Qaramada Midoobay oo lagu dilay Gaza

A RAF Reaper UAV (Unmanned Aerial Vehicle) is pictured airborne over Afghanistan during Operation Herrick. It is armed with a full complement of two GBU-12 226kg (500lb) laser-guided bombs and four Lockheed Martin AGM-114P Hellfire air-to-surface missiles. The MQ-9 Reaper is a medium-to-high altitude, long endurance remotely piloted aircraft system. The MQ-9's primary mission is to act as an intelligence, surveillance and reconnaissance (ISR) asset, employing sensors to provide real-time data to commanders and intelligence specialists at all levels.

Howlwadeenno Ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujiyay dhibaatooyinka ka dhanka ah shaqalaheeda ku sugan Magaalada Gaza

Walaaca ayaa yimid kaddib markii Militariga Israa’iil ay kordhiyeen weerarrada ay ka geysanayaan Magaaladaas Gaza

In kabadan  16 qof oo ay ku jiraan howlwadeenno katirsan Qaramada Midoobay ayaa ku dhintay duqeymo aan kala joogsi lahayn oo Ciidanka Israa’iil ay ku beegsadeen Magaalada Gaza sida ay ku xog-warrameen goobjoogayaal la hadlay Tv-ga Aljazeera.

Sidoo kale dadka ay dhibaatada u geysatay Israa’iil waxaa kamid ah shaqaale caafimaad oo si samafal ah uga shaqeynayay Magaalada Gaza si ay u daweeyaan dadka macluusha adag wajahaya ee aan loo heli Karin gargaar ku filan. waana arrin aad u weeyn waxa ay ku dhaqmayaan ciidanka Israail.

nala wadaag xogta aad heeyso oo saxan

Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag

email address Ma soo bandhigi doono marna haka cabsan hadii anan ogalaansho kaa helin Mhadsanid.


*