October 7, 2025

Ciidamada Macaawiisleeyda Deegaanka Oo Weerar ku qaaday Deegaanka Ciid-ciidka ee Mahadaay

Wararka aan ka heleeyno Deegaano Hoostaga degmada Mahadaay ayaa sheegaya in uu ka dhacay dagaal u dhaxeeya ciidamada deegaanka Macaawiisleey iyo alshabaab . 

Ciidanka macaawiisleey ayaa weerar ku soo qaaday saldhig ay ku sugnaayeen alshabaab deegaanka ciid-ciidka ee degmada Mahadaay.

 

Ciidanka waxaa hogaaminayay taliye Axmed Rukun

waxaana uu sheegay in ay jabiyeen alshabaabkii ku sugnaa ciid ciidka hadana ay ku sii wajahan yihiin Degaanka Cali Fooldheere ee degmada Mahadaay.

Dhanka kale Taliyaha Ciidanka Macaawiisleey ayaa yiri”Madaxweeyne Xasan naga qabo shabaab u ekaha  .alshabaab anaga ayaa isaga filan ,

Hadalkaasi ayaa naqanayo mid dharbaaxo weeyn ku ah kooxda dalaaliinta ah ee la shaqeeysta alshabaab. mana ahan markii ugu horeeysay ay ka cawdaan maleeshiyada Macaawiisleey kooxdaan Oo ku naaxday Dhiiga Dadka .

nala wadaag xogta aad heeyso oo saxan

Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag

email address Ma soo bandhigi doono marna haka cabsan hadii anan ogalaansho kaa helin Mhadsanid.


*