October 7, 2025

Maamulka HirShablle Oo Xilka Kaqaday Mid ka Mid ah La taliyaasha Magacaaban Oo aan shaqo qaban

Waraaaq Xil Ka qaadis Oo Ka Soo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowladda HirShabeelle  Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Lataliyahiisii Arrimaha Deegaanka iyo Tamarta  HirShabelle .

Sidoo kale lama sheegin sababta ka dambeysa In Xilka Laga Qaado Hase ahaatee 

Dhinaca Kale ma jiro  Qof kale  Oo Xilkaasi  loo magacaabay ,

Si kastaba ha ahaatee Maamulka HirShabelle Ma ahan mid shaqeeyo waa maamul Magac u yaal ah kaliya .Shaqadiisa waa xil magacaabid  hadana ka qaadid.

Maamulka HirShabeele ayaa ah maamulka ugu shaqada yar maamulka dalka ka dhisan wax horumar ah kama jiro waa maamul ku qanciya bulshada in ay iska  hurdaan taasina waxaa sabab u ah bulshada degan labada Gobol Hiiraan Iyo Sh/dhexe .

  Maamulka HirShabelle ayaa ku caan baxay Isbaarada Wadooyinka yaal Hase ahaa waxaa ka sii daran  Dhamaan Mashaariicda loogu Tala Galay HirShabelle Waxa ay ku dhacaan xafiisyada Dowlada Somaliya Iyo Xafiisyada Beesha Caalamka    Waxaana Sabab u ah Maamulka Fadhigiisu yahay Jowhar kaasi aan ogoleeyn isbedel iyo Horumar waxaana uu aaminsan yahay in uu sidaa Bulshada Ku sii Maamulo….

HOOS KA DAALACO WAREEGTADA

nala wadaag xogta aad heeyso oo saxan

Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag

email address Ma soo bandhigi doono marna haka cabsan hadii anan ogalaansho kaa helin Mhadsanid.


*