
Caawa Weerarka Iran,ayaa u muuqda mid ballaaran oo lagu bartilmaameedsaday goob kasta oo Israa’iil ah, iyadoo Israa’iiliyiinta lagu khasbay inay goobo gabbaad ah galaan.

Weerarka Gantaalaha Iran ayaa jawaab u ah weerar caawa Israel ku qaaday magaalooyin ka tirsan Iran oo ay ku jirto caasimada Tehran.
Boqolaal gantaal oo ay riday iran ayaa haatan ku hoobanaya magaalooyinka Israel, magaalada Xeeyfa iyo tamra magaalooyin kale ayadoo laga arkayo qaraxyo waaweeyn ,
Sidoo kale waxa la sheegayaa in Gantaalada lagu duqeeyay Goobo muhiim ah sida dekada xeeyfa sidoo kale Maqaaziino lagu keeysdi waxyaabo kale oo qarxayo
Xaalada magaalada Tel Aviv iyo magaalooyin kale ayaa kacsan, waxaana dhawaaqaya seeriga digniinta ee dadka looga digayo iney soo socdaan gantaalo, ayna galaan meelaga gabaadka ah.
Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag