Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegaay in dhawaan kooxda Al-shabaab laga xureyn doono guud ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe.
Wasiir Fiqi ayaa ugu baaqay ciidanka Macawiisleeyda iyo kuwa xoogga dalka iney u diyaar garoobaan howlgalo kooxda looga xureynaayo dhamaan deegaanada ay kaga sugan yihiin Shabeellahha Dhexe.
“Mardhow gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa dhamaantiis laga xoreyn doonaa Khawaarijta kuwaas oo diidan horumarka dadka iyo deegaanka, Khawaarijta waxay diidan yihiin nolasha qofka Soomaaliga ah, waxay ka soo horjeedaan horumarka Soomaaliya, dadka qarxinaya Maqaaxi shacab fadhiyaan, hotel shacab leeyahay, waxay cadeyneysa sida ay diidan yihiin nolosha Soomaalida, waana dad Diinta suuban ka aradan.” Ayuu yiri Wasiirka Gaashaandhigga Axmed Macalin Fiqi.
Sidoo kale Waxa uu ka hadlay Wasiir Fiqi in kooxdu sababaha ay xoogga u saartay qabsashada deegaanada ku yaala gobolka Shabeellaha Dhexe ay tahay carqaladeynta horumaro gobolkaas laga hirgalin rabo.
“Khawarijta markey maqleen in Cadale laga hirgalinayo xarun Dayax Gacmeed, lagana dhisayo Garoon diyaaradeed, sido kalana sahmin lagu bilaabay Shidaalka waxay xoogga soo saareen qabashada deegaanada gobolkaas, iyagoo diidan in wax horumar ah la sameeyo, lakiin mardhaw dhaamaan deegaanada gobolkaas iyo guud ahaan dalka wan ka xureyneyna”ayuu yiri Wasiir Fiqi.
Ugu dambeyntii Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa bogaadiyay guulaha ciidanka Macawiisleeyda ka gaareen howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab iyo sida ay uga go’an tahay dagaalka dalka looga xureynaayo Ururka Al-shabaab.
nala wadaag xogta aad heeyso oo saxan
Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag Cancel reply
Contains custom information set by the web developer via the _setCustomVar method in Google Analytics. This cookie is updated every time new data is sent to the Google Analytics server.
2 years after last activity
__utmx
Used to determine whether a user is included in an A / B or Multivariate test.
18 months
_ga
ID used to identify users
2 years
_gali
Used by Google Analytics to determine which links on a page are being clicked
30 seconds
_ga_
ID used to identify users
2 years
_gid
ID used to identify users for 24 hours after last activity
24 hours
_gat
Used to monitor number of Google Analytics server requests when using Google Tag Manager
1 minute
_gac_
Contains information related to marketing campaigns of the user. These are shared with Google AdWords / Google Ads when the Google Ads and Google Analytics accounts are linked together.
90 days
__utma
ID used to identify users and sessions
2 years after last activity
__utmt
Used to monitor number of Google Analytics server requests
10 minutes
__utmb
Used to distinguish new sessions and visits. This cookie is set when the GA.js javascript library is loaded and there is no existing __utmb cookie. The cookie is updated every time data is sent to the Google Analytics server.
30 minutes after last activity
__utmc
Used only with old Urchin versions of Google Analytics and not with GA.js. Was used to distinguish between new sessions and visits at the end of a session.
End of session (browser)
__utmz
Contains information about the traffic source or campaign that directed user to the website. The cookie is set when the GA.js javascript is loaded and updated when data is sent to the Google Anaytics server
Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag