October 7, 2025

Wasaarado Aan Shaqeeyn Oo Xilka Laga Qaaday Maamulka HirShabelle

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa xilalka ka qaaday:-

  1. Xildhibaan Saadaq Muqtar Cabdulle, Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Dastuurka iyo Federalka Dowladda Hirshabeelle.

2.xildhiban Cabdixakiin Maxamuud Axmed (Xooshoow), Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda Hirshabeelle.

 Maamulka HirShabelle ayaa ah Maamul aan wax shaqa ah qaban waa maamul Guri joog ah tan iyo Markii la soo dhisay HirShabelle Waxa aad Mooda in uu yahay maamul uu Nin leeyahay ma ahan Maamul umad Ka dhaxeeya. Waxaasi Ceeb ugu Filan Maamulkii Shalay la dhisay ee SSC Khaatumo uu ka horumar wanaagsan yahay HirShabelle

HOOS KA KAHRISO WAREEGTADA

nala wadaag xogta aad heeyso oo saxan

Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag

email address Ma soo bandhigi doono marna haka cabsan hadii anan ogalaansho kaa helin Mhadsanid.


*