October 7, 2025

Xildhibaan Xadole Oo Weerar Xoogan Ku Qaaday M/Weeyne Cali Guudlaawe “Cali HirShabelle Waa La dagay”

Xildhibaan Cismaan Xaadoole ayaa afka furtay Waxaana uu si cad runta ugu sheegay Madaxweeyne Cali Guudlaawe  Xildhibaanka ayaa Yiri”Madaxweyne Cali Guudlaawe waa Fashilmay Maxaa Yeelaya waxa uu diidan Yahay in laga Xureeyo HirShabelle alshabaab  waxa uu raali ka yahay in ay joogaan alshabaab G/SH/DHexe-

Sidoo kale Xildhibaan Xaadoole ayaa Yiri”Madaxweeyne Cali Guudlaawe Waxa uu ku soo arruray Isbaaro Taalo Ceel cade dhaqaalaha Ka Soo Baxa waxa uu Geeystaa Jowhar Waxna Kuma qabto.

 

Dhanka kale Xildhibaan Xaadoole ayaa Yiri Madaxweyne Cali Guudlaawe Waa ka dhamaatay Xilka Cidna Ma xakumo mida doorashada waa u siman nahay doorasho ha aad hadii kale anigana waan is qoraa anigaana madaxweeyne isku caleema saaraa-

 

 

 

HOOS KA DAAWO

 

 

 

nala wadaag xogta aad heeyso oo saxan

Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag

email address Ma soo bandhigi doono marna haka cabsan hadii anan ogalaansho kaa helin Mhadsanid.


*