October 7, 2025

R/wasaaraha Itoobiya oo maamul KMG ah u magacaabay gobolka Tigrey

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa Jeneraal Tadesse Werede u magacaabay inuu noqdo Madaxweynaha Kumeel gaarka ah ee  maamulka gobolka Tigray.

Janaral Tadesse Worede oo hogaaminayay dagaalyahanada Tigray intii uu socday dagaalkii sokeeye ee Itoobiya ayaa loo magacaabay inuu noqdo madaxweynaha cusub ee gobolka Tigray. Waxaa uu xilka kala wareegayaa Getachew Reda oo isagu ku eedeeyay xisbiga TPLF inay doonayeen inay xilka ka tuuraan.

Xisbiga TPLF ayaa dhexdeeda waxaa soo wajahay kala qaybsanaan iyo sii xumaanshaha xiriirkooda iyo xiisada gobolka ee kala dhaxaysa Ereteriya

General Tadesse Waxaa uu laba sano madaxweyne ku xigeen ka ahaa maamulkii ku meel gaarka ahaa ee lagu dhisay heshiiskii Pretoria.

nala wadaag xogta aad heeyso oo saxan

Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag

email address Ma soo bandhigi doono marna haka cabsan hadii anan ogalaansho kaa helin Mhadsanid.


*