October 7, 2025

Kooxda Al-shabaab oo sii deysay odayaal Dhaqmeed ay dhawaan Afduubteen

Sida ay  warbaahinta  Dalka Kenya Sheegtay Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa sii daayay 5 ka mid ah odayaal dhaqameed iyo guddoomiye Waaxeedyo dhawaan ay ka afduubteen deegaano u dhow degmada Ceelwaaq ee dhanka Kenya.

Xubnahan ayaa sii deyntooda waxaa ka qeyb qaataan qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ee Magaalada Madheere, iyagoo muddo wadaday dadaalo iyo waan-waan  lagu sii deyn lahaa dadkaasi.

 

Dhanka kale Ragga la sii daayay ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Mohamed Adawa, Mohammed Hassan, Mohammed Noor, Ibrahim Gabow, iyo Abdi Suraw.

Kooxda alshabaab bulshada ku haayo dhibaatooyin xoogan 

nala wadaag xogta aad heeyso oo saxan

Fakirkaada waa inoo muhiim ee nala wadaag

email address Ma soo bandhigi doono marna haka cabsan hadii anan ogalaansho kaa helin Mhadsanid.


*